Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyey degmooyin cusub (Sawirro)

Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii Caadiga ahay, waxaana shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. Maxamed Nuur Gacal oo ay wehliso Gudoomiyaha Ku xigeenka labaad Faadumo Cabdi Cali. Kulankii Maanta ee Baarlamaanka ayuu ku meel mariyay Degmeynta Degmooyinka Wisil iyo Baxdo in ay ka mid noqdaan Degmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug, kadib markii ay kal hore … Continue reading Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyey degmooyin cusub (Sawirro)